Madaxweyne Erdogan oo hanjabaad culus u diray dalalka Midowga Yurub

Madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan ayaa maanta sheegay in go’aanka Midowga Yurub ay Tukrey cunaqabateyn ugu saareen sababo la xiriira saliidda ay ka qodeyso xeebta Qubrus uu arbushi karo wada-hadalladii u socday labada dhinac. Erdogan ayaa sidoo kale ka digay in Turkey ay Yurub u diri doonto dagaal-yahanada Daacish ee ay qabatay. Wasiirada arrimaha dibedda Midowga … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo hanjabaad culus u diray dalalka Midowga Yurub